Maxaa Ka Jira In Madaxwayne Muuse Biixi Uu Berri Safar Ku Tegi doonaa Dalka Jabuuti

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi & Wefti uu hogaaminayo oo Wasiiro u badan ayaa la filayaa inayMaalinta  Berri u amba-baxaan Dalka Jabuuti.

Madaxwaynaha ayaa waxa Safarkiisa la’ filayaa inay ku Weheliyaan Wasiiradda kala ah :-

Wasiirka Arimaha Dibadda…  Ciise Kayd

Wasiirka Arimaha Gudaha….Maxamed Kaahin

Wasiirka Warfaafinta……●Saleebaan Koore,

Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska..Saajin

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker