Haweeney hoggaamin jirtay dagaalyahanada IS ee haweenka ah oo xukun lagu riday

Haweeney u dhalatay dalka Mareykanka oo qiratay inay hoggaamineysay guuto ka tirsan dagaalyahanada haweenka ah ee ururka la magac baxay dowladda Islaamka ee bariga dhexe ayaa waxaa 20 sano oo xarig ah ku ridday maxkamad ku taalla Mareykanka.

Allison Fluke-Ekren waxay qiratay dambiga ah inay tabbabar militeri siisay in ka badan boqol haween ah iyo gabdho.

Haweeneydan oo 42 waxay horey falal argagixiso uga geysatay dalalka Ciraaq, Suuriya iyo Libya muddo 8 sano ah ay ku sugneyd halkaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker