Daawo: Wasiirada Caafimaadka Dawlada Somalia oo sheegtay inay Xaqiijiyeen Kiisas Cusub oo Coronavirus ah 

Daawo: Wasiirada Caafimaadka Dawlada Somalia oo sheegtay inay Xaqiijiyeen Kiisas Cusub oo Coronavirus ah , Wasiirada ayaa sidan warkan sheegtay Wakhti ay Warbaahinta kula Hadlaysay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia, Drs Foosiya Abuukar Nuur ayaa Dadka Shacbiga ah ku Boorisay inay Badiyaan Taxadirka isla Markaana ay Xidhaan Marada Maaskarada

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker