Maxkmada Ciidamada JSL oo Xukuntay Sarkaalkii Alshabaab U Qabilsanaa Somaliland

Maanta oo ay taariikhdu tahay 11/06/2023-ka maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamadda jsl goboladda galbeed Waxay xukun 9 (sagaal sano ah) ah.
Xabsi milateri ku riday danbiile al-shabaab faysal cali ibraahin
Ina Aamina aaden 42 jir ah.
Oo ka tirsanaa ururka al-shabaab una qaabilsanaa in xubno al-shabaab ah
Ka diyaariyo gudaha somaliland.
Xukunkan ayay maanta maxkamadu kaga dhawaaqday fadhiga maxkamada ee xarunteeda guud Hargaysa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker