Shirka Horumarinta Dhaqaalaha Iyo Dayn-Cafinta Somaliya Oo Shalay ka Furmay Magaalada Kampala ee Xarunta Ugaanda

Shir lagaga hadlayay Horumarinta dhaqalaha iyo Cafiska Daymaha ee lagu leeyahay Soomaliya ayaa Wajiigsa labaad ka furmay Magaalada Kampala ee Dalka Uganda .

Shirkan ayaa ahaa Wigii Labaad ee shirka horumarinta dhaqaalaha iyo cafiska Daymaha lagu leeyahay Soomaaliya , shirkan oo wajigiisii koowaad ka dhacay bisha September magaalada Addis Abab ee Dalka itoobiya .

Shirkan ayaa sidoo kale waxaa kasoo qeyb galay wasiirka maaliyadda XFS, wasiirada dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka Gobolka Banaadir oo ku matalaayay Gudoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banadir.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa ku Bogaadiyay Wasiiradda maamul goboleedyadda in ay la yimaadaan qorshe horumarin kara hanaanka dhaqaallaha Soomaaliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker