Madaxweyne Muuse Biixi oo Rejo Fiican ka Muujiyey Inay Tartanka Ururrada Ka soo Baxaan Xisbiyo Metela Beelaha Darafyada

Hargeysa (OWN)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inuu rejo fiican ka qabo inay tartanka ururrada siyaasadda ka soo bixi doonaan xisbiyo ku abtirsada Beelaha gobollada Awdal, Sool iyo Sanaag-Bari, si ay meesha uga baxdo aragtida humaagga ah ee laga aamin san yahay in cid gaar ahi Somaliland leedahay.

Muuqaalka Hoose Kaga Bogo Hadalka Madaxweynaha

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker