Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Oo Waraysi Kaga Hadlay Al-Shabaab, arrimaha doorashada, iyo mowqifka Maraykanka ee Soomaaliya.

Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa cambaareeyey weerarradii toddobaadkii hore Al-Shabaab ay ka gaysteen magaalooyinka Muqdishu iyo Beledweyne, kuwaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 50 qof.

Safiirka oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in ujeeddada weerradan ay ahaayeen inay Soomaaliya kahor istaagaan dib u soo kabashada.

Waraysigan oo dheer ayaa safiirku wuxuu sidoo kale kaga hadlay la dagaalanka Al-Shabaab, arrimaha doorashada, iyo mowqifka Maraykanka ee midnimada Soomaaliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker