Ha’yadda Amnesty International Oo Dalbatay In Wasiir Cabdirashiid Janan Caddaalada La Horkeeno.

Hay’adda Xuquuqda Aaddamaha Ee Amnesty International, ayaa dalbanaysa in cadaalada la hor keeno Wasiirkii hore ee amniga maamulka Jubaland Cabdirashiid Janan kaas oo maanta si rasmiya Isagu soo dhiibay Dowladdda Federaalka Soomaaliya, kadib markii uu heshiis ku dhexmaray Gobolka Gedo Ee Maamulka Jubbaland Dhul ahaan ka tirsan.
Ha’yadda Amnesty International, ayaa Wasiir Janan ku eedeynaysa dambiyo dagaal oo la xidhiiidha xuquuqda aadanaha oo uu ka geystay gobalkaasi sida Hay’addu sheegtay Amnesty International.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker