Ummad Wadannimo’ Dhaqan Wanag iyo Dadnimo, Leh Dowlad Adeecada

Haddii siyaasadii  dal iyo dad laggu hoggaaminayey, loo fahmay  noqotay ganacsi iyo Dano-Maaleed.   Oo dhaqankii dhawrsanan dacaadnimo, jiri jiray ee lahaa damiir dadnimo wax xeerin,  meeshii ka baxay  guud ahaan geyiga Soomaali degto maanta.
 
Madaxweyne iyo hoggaamiye  kasta oo dhammaanba Soomaali soo mara dadku, iyaaga xumeeya ku beera  ama bara cunfi- Laluush  qabyalaad.    
 
Sidaas darteed  dadku aanay abid deynayn cabaasho  is eeddeyn werwer _ walaac iyo kala qaybsanan.
 
Meel kastoo Soomaali degto  ama Mamuul ka jiro ugu hooseeyo Community, ama Urur Jaaliyadeed,  Sidaa aynu ku aragnay qurbaha kala daadsanan kala fogaansho bulsho isku Isir ah dad-dal heshiishee wada degan hadana isku maqan fooggaan iyaagu.
 

Jacbur weeyee Tixdani ”

” Isa Seega Siyaasiinta ” Isku Saydhka Canbaareynta ”
Isa Samaax la’ laanta Kala Suumaynta’ Shacabkeena,,

Dimoqraadinimadii dowladnimo Iyo Hayaankii
Dedaal iyo wax qabadkii
Ma duca aan’se laggu
Darin Dimoqraadii Doonkii

Difaac Reereero Mooyee ku, Dannayso Mooyee ”
Ummad aan Danteed garan ”
Siyaasi Professor iyo Aqoonyahan

Dadkii sowkan kala dii’dey
Dannii badani kala galay
Deg-deg iyo Jawaabaha
Aan meelba loo deyiin
Daran-doori loo ridey
Murti badan ku duugnayn
Dadweyne ku daalleen ‘
Dowlad iyo aqoonyahan
Dano qaran gorfeyn karin’
Daad haddu usoo galo ama
Dabku Suuqa wada Gubo ”
Tallo Meel usii Degin

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee UK

Cali C/laahi Ismacil Dheeg

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker