GAADIIDKA MAGACYADA RASMIGA AH WASAARADDAA GAADIIDKA IYO BOOLIISKU HA ISTICMAALKA AM OO HA ISKA DAAYAAN MAGACYADA DUBJIRKU GAAWAADHIDA U BIXIYAAN

Waxaa hubaal ah in ay aan ahayn wadan gawaadhi sameeyo oo soo saaray oo magacyo u bixiya uu isagu leeyahay hadana gaadhi kasta oo wadankeena timaadda ciyaala suuqaa Magac cusub oon munaasab ku ahayn u bixiya kaasaa ummadda oo dhan la qaataa laga soo bilaabo Baalashleh, Gaashaanle sare, Wasiirka GAADIIDKA ILAA Madaxweyne iyo inta u dhexeysa. Inkastoon la ina Icitiraafin haddana dunida bayacmushtari Siyaasad, magdhaw  iyo qaanuun caalamiyaba waa inaynu isu diyaargarayno inaynu la jaanqaadno oo Officially Gawaadhi da MAGACYADOODA, dawooyinka magacyadooda wax kasta Magacii ciddii lahayd u bixisay waa I aynu istimaalo si CAALAMKU inoo AF GARTO cilmina weeyaan in wax walba Magacii loo bixiyey officially loogu yeedho reports iyo xidhiidhada qoraal lagu istimaalo. Waxaan u Soo joogay todobaadyadii dhowaa ee shillalka baabuurto dhacayeen in wasiiradda iyo madaxda sare sare ee Booliisku istimaalayeen gawaadhi da magacyadooda magacyo jin oo kale oon CAALAMKU fahmayn oo tvyada ka soo baxay een GAADHI CADHA MAYD LEH AH AYAA JIIDHAY GAADHI QIRINQIIRA. WAXAASI MEEL KA DHAC BAY KU TAHAY DAWLADDA IYO DADKA MADAXDA AH. GAWAADHI DA WADANKA KA SOCDA qaanuun ay Wasaaradda gaadiidiika soosaartaa waa inuu jiraa si looga guuro Magacyadaa officially lagu istimaalayo wadanka. Dawooyinka waa la mid. Reer Burco oo magacyada XUN XUN ugu bixin oge waxay DAWADA Calooshaa joojisha u BIXIYEEN FUR IYO XANJO, TAGAASIDA (HIRE LIGHT) WAXAY U BIXIYEEN YAA ALLAH WAXSIIYEY magacyada noocaa ah ee Trade kasta aynu u bixino waa inaan Dawladda iyo shirikaadka officially qoraalkooda ku soo SAARIN. Magacyada noocaasi waa inaanay gelin faylalka afka madaxda a ka soo bixin.

Berigii dagaalkii labaad baa INGIRIISKU dhulka qabsaday ‘Tibet’ oo dhan shiinaha. Markii dagaalkii dhammaaday Bay shir ku kulmeen General ladii labada dhinac, markaasaa waxaa kaftameen General oo Ingiriiska iyo General aad u gaaban oo Shiine ahi. Generalkii shiinahaa ku yidhi Generalkii Ingiriiska ahaa MAXAY KU DHACDAY INGIRIISKU WADAN YAR OO NAQAN IYO DAD AAD U YAR BAA YIHIIN, ANAGU DADKA DUNIDA UGU BADAN BAANU IYO DAL WEYN HADANA DAGAALKA AAD GASHAA BA WAA KU GUULAYSATAAN ANAGU A DAGAALKAAN GALOBA WAAN KU GUUL DARAYSANAA MAXAY SIDAA SI KU DHACDAY. GENERAL KII INGIRIISKA AHAA BAA KU YIDHI WAA RUNTAA WAAYO GUUSHA WAXAA NOOGU WACAN DAGAAL MA GALO ILLAA AANU DUCAYSANO OO ILAAHAY BARINO MOOYEE, GENERAL KII SHIINE HA AHAA BAA SOO BOODAY ‘NO’ ANAGUBA WAANU DUCAYNASANAA, GENERALKII INGIRIISKA AHAA BAA YIDHI HAAYE AF CHINESE BAA KU HADLAYSAANE YAA IDIN AF GARANAYA. IMIKA WASAARADDA GAADIIDKA BOOLISKA CAALAMKA YAA AFGARANAYA HADDII GAWAADHI DA KU ISTICMAASHAAN MAGACYADII DUBJIRKU BIXIYEY OO MANUAL BOOKS GAWAADIDA EEGI WAYDAAN.
MBASHE

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker