Maanso : Waano ramadaan Iyo . MOHOLIN

Maanso . Waano ramadaan

Iyo . MOHOLIN

Bbishii weye khayrkiyo

Barakada la haydee

Inta sadaqad bixisana

Faras booda yaa uu

Jidka ba,ane aakhiro

Bilig uu ku dhaafshaa

Waamid labada baalood

Qofka bidix ku qaataa

Sina uga badbaa dayn

.

Balse kii wanaag fala

Baxsan geen yadaa wacan

Intuu boqorku saaruu

Baas weyn ku dhaafiye

Bakhayl nimo iska ogoow

Bixintana ku dheeree

Baaxad weyn adduunkaa

RABBI .uu balaadhshee

Boqolaal miluun dadi

Ay  ku beeran yiin baad

Adiguna badhkood tee

Ii badbaadi-buu yidhi

Belo kooda wada iyo

Inta khayrka bedaysaba

.

Brritiyo xisaabtaa

Lagu kala baxaayoo

Qofba bug uleeyaa

Akhri lagu bilaabaa

Yaad noqonin kii baqa

Ee laba boglee yee

Bixi sadaqad waa weyn

Beentana ha laa simin

Bishan manta lagu jiro

La bilaabay soonkana

Inta baahan quud sii

Ehelkana usii badi

Allaw khayrka nagubeeg

WA BILLAAHI TAWFIIQ

Maxamuud cismaan faarax ( moholin )

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker