Ogaysiis : Shaacinta Caleema Saarka Ugaaska Qurbaha Beelaha Dir Galbeed Ugaas Mustafa Xaashi Oo La Shaacinayay Wakhtiga Lagu Qaban Doono Magaaladda Bristol.

Waxa La Ogaysiinayaa Dhamaan Beelaha Dir Galbeed  Ee Ku Sugan Qaaradda Yurub iyo dhamaan dibadda In la Caleema Saari Doono Ugaaska Cusub Mustafe Xaashi Ee Qurbaha Beelaha Dir Oo Lagu Doortay Cariga The Great British.

 labadiii biloood ee udanbeeyay waxasocotay qabanqaabada Caleemasaarka Ugaaska  Mustafe Xaashi taaasi oo si xoogan looga dareemayay Dhamaan Qaarada Yurub iyo Ameerika.

Caleema saarka  Ugaaska Cusub Mustafe Xaashi Waxa uu si Rasmiya uga qabsoomayaa Maalinta Sabtida 6/10/2018 Sacaddu tahay howda saac.Laguna qabandoono .Magaaladda Bristol addreskuna waa:ST WERBURHS

St. Werburghs is an area in north-east central Bristol, England. Nowadays, it is surrounded by the M32 motorway, railway embankments and allotment slopes

Caleemasaarka Ugaaska Mustafe Xaashi waxa lagu soo Macsuumay Dhamaan Hogaanka Madaxda dhaqanka Qurbaha ee ka soo jeeda Bulshada Soomaalida Ethiopia,Soomaliland,Djabouti, Soomaalida,Keniya iyo Soomaalida Konfurta maadama madashu tahay madal dhaqan, sidoo kale waxa lagu soo Casuumay Madaxda Xukuumadda The Great British,aqoonyahano,Dhalinyaro,waayeel,Haween iyo dhamaan Bulshaywaynta Dir taas oo madashu u furantahay sidiirana loogu soo dhawaynaayo ,Waxa sidoo kale xaflada caleemasaarka Madashan Barakaysan ee Caleemasaarka  Ugaaska .

 

Maalinta waxaa ;lagu qadeynaya isla goobta.

Mahad Hersi

Mob:07848162663

Bristol

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker