Mudane Ahmed Osman Gelle Arab. Haku Riyoon Inuu Noqdo Jamaal Khashogji !!! Somaliland Dhiigbay ka xigtaa Taabashadiisa.

Waxaan u sheegayaa kooxaha dhuuni raacyada ah Ee Beesha aanu isnaqaano ka mida  inaanay ku merganayn ee ku dhimanayaan haday Dulmanaha Ismaciil Cumar Geelle & Gooshiisa gabowdey ee Dulmiga dhiigmiirashada Boobka shacabka iyo ummadda Jibuuti Xaaalalystay inaany badbaadi doonin.    Beeshaas Kibirka iyo ismahadinnta kursigu iyo Boobka Soomaaliland caadaysatey.. Waxaan Lee yahay Waaalahay ARAB wuxuu ka carro mahaysto,  Nin QURAARAR ku jira oo tuurmo looga taag waayey waa Tallo xumo.   Waxaan Ku Gunanadayaa ama Madaxweyne sheego ama Ganacsade sheego maanta waxaanu taaganahay.  LIX HALKAAD KU JOOGTAAN DAGAAL LAABTA KA OGAADDA…… ARAB WAA ARAB WAR HOOY ARAB WAA ARAB…… Ahmed Osman Noqon Maayo JAMAL KHASHOGJI.. ha ku riyooninana//
Ina Cumar Geelle waxaanu lee mahay Nin Dhiilkiisu Buuxsamey  Dheh..
Intaas iyo Axmed Cismaan Geele waa Kurka Aerabka Ninkii Goyn karow goo… Adigiyo ninimadaa.
Allahu mahal balaqtu
xamse mohamed

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker