Somaliland Ku tartama qalinka idinkaa Somali maanta ugu fiican xaqiiq

Marka aynu u nimaadno dunida saddexaad gaar ahaan Africa,   Waa duni ay ladageen dagaalo collaado iyo faqri ,Marka falsafad ahaan loo eeggana waxaad ogaanasaa waxaasoo dhiba inay yihiin aqoon la’aanta badanaa ku habsatay umadda afrikaanka iyo waliba qabyaaladda ay u adeegsadaan sida qaldan.

Markaad  si gaara u eeggtana soomaaliyadaas way kasii xag jirtaa,Cid waliba waayomaaha  dal nidaam arakay .sababta markaan baadhay waxaan ogaaday waxa somaaliya sidaa u gallay inay tahay laba arrimood waa iyagoo fahmi waayay cida u qalanta had iyo jeer ama matali karts,  ama wxdooda aan kadooran cid si dhaba umatasha ama siyaasi u bisil wax ku kordhin karra . waxaad moodaana in ay somaliland ay ugu roontahay si waliba oo ay nabad ahaan iyo system ahaanba iyo rejjo ahaan badanna Ka muuqato.

Lakiinse muhiimada kaliya ee ay tahayba ah inay manta ka burco jooga ama ceerigaabo jooga ama laascanood jooga  uu tartan lagali karro ka Boorme jooga ama hargaysa

Waa inay dadka somaliland dhammaantood ku tartamaan aqoon cilmi iyo wax soosaar dawladuna priyootariga saarta . tuulo kastaana kafurtaa xarrun aqooneed .hadday dadka wax fahmaan oo dhanka qalinka loo yaaca waxaad arki wax kastoo inagu filnaada

Waxa an leeyahay dadka reer somaliland yaanay dawlad wax kasugin qof kastoo gannacsadihii ha isku dayo inuu isaggu wax soo kordhiyo.

Masalan dahabshiil ama telesom ama oomaar ama cid kastoo wax alla u dhiibayna ha isku dayaan inay intaasoo dhalinyara Shaq abuur u sammayso .hadday dadku si daacadda gacmaha isku qabsadaan waxaad arki dad dhan uwada jeeda

Waxa an leeyahay isku shaandhaynta wasiirada ee dhawaan aad sammayn doonotana halo badiyo dhankaa iyo dadka cabanaya maqaalka maanta
James riiraash
Xamse riiraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker