War-DEG DEG Ah:Qarax Kale Oo Hadda Ka Dhacay Muqdisho.

Muqdisho-(OWN)-Qarax Labaad oo aad u xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana la ogeyn khasaaraha ka dhashay qaraxa.

Qaraxa labaad ayaa ka dhacay agagaarka Daljirka Dahsoon, waxaana uu daqiiqado ka dambeeyay qaraxii koowaad ee dhacay.

Kala Soco Faahfaahinta Oodweyne/Newws.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker