Waraysi Dhicayo Badan Taabanaya : Xoghayaha xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi

Halkan waxaad ka daawan kartaa wareysi uu Goobjoog TV la yeeshay xoghayaha kumeel-gaadhka ah ee xisbiga Waddani, Khadar Xuseen Cabdi. Wareysiga waxaa uu kaga hadlay Khadar arrimaha ay ka mid yihiin; doorashooyinka, saami-qaybsiga xukuumadda Somaliland, siyaasadda arrimaha dibadda, shirkii aragti wadaaga soomaalida ee dalka Jabuuti, iyo arrimo kale.

 

Halkan hoose ka daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker