Dilaalintii Oo Dawakhday Iyo Wakaaladii Wararka Ee Reuters oo Yaabtay …… Sey Wax u Jiraan ?!

Waa Sanadkii Hore 02/03/2018 sanadkan 02/03/2019 waa isla beentii waxabA isma badalin wajiyada ayuunbaa is badalay ………. Heegada Hargeysa xaflado ayey dhigataa THEY ARE PARTYING  DADKII GOBOLADANA BIYO LA’AAN IYO GAAJO AYAA DILAY WADADA IYO NAFTA ALLAH KARAMEEYEY YAA HOREEYA ………

Dilaalintii carabta oo beentodii iminka warqadaha Reuters ay dawikhisay galbta waxa wayirka isgaadhsiinta caalamiga ah kusoo dhacay war sheegaya in DP WORLD ay ka iibisay  Dawlada Ethiopia 19 % shares -kii  ama saamigii Dekkeda Berbera boodh iyo qubaar bay isleeyihiin kiciya Jabuuti garabka ayaa layara saaraya Bodycheck ba la yidhaah Business deals -ka  oo ciyaarta Hockey – ga ayaa laga soo amaaneystay kalmada lakiin nimaanka ku faraxsanaa beenta ay isku maweelinayaan kalmada dhibteeda leh ooy ahayd inay sir ahaato ayaa kasoo baxsatay DEKKEDII BERBERA WAXA CIDA AY DOONTO KA IIBINEYSA DP WORLD hada ku celi kalmaadaa  KA IIBINEYSA DEKKEDII BERBERA markuu warku dhawr sacaadood ku jiray hawada ayey ku badaleen Dawlada ETHIOPIA ayaa qaadatay 19 % Saamiga oo markaa ma sadaqad baa ma timir xabaal talaa Dekkedii Berbera labada kalmadood IIBKA ayaa la qaadan lahaa halaga doodoba ee .  Halkan ka  eeg arrinkii oo la sax saxay waa been been ka daba gee:

Dawlada Ethiopia ee aynu deriska nahay in ay Somaliland maalgeliso waa soo dhawayneynaa lakiin mashruucan Musuqmaasuqa ah waxa ku kalifay garan mayno

Sax saxii

(Corrects to show Ethiopia taking (not DP World selling) 19 pct stake)

“ DUBAI, March 1 (Reuters) – Dubai’s state-owned DP World said on Thursday the Ethiopian government had taken a 19 percent stake in Somaliland’s Port of Berbera. “

Maamulaha Dekkeda oo ah macnihii DP WORLD Maamule ma jiro ee iyagaa leh DEKKEDA BERBERA cid ay donaan bay waqtiga ay donaan ka iibin karaan shares – ka ama saamiyada iyakoon BARLAMAAN KU SHEEGIINA AAN DHAMEEL SIININ ….. Waar meesha waxa ku qoran Maamulaha Dekkedu wuxuu yeelan doonaa 51% halka ay Somaliland yeelan doonto 30%

“ The port operator said it would retain a 51 percent stake in the port and that Somaliland would retain 30 percent.”

Warar hoose waxay sheegayaan iyaga iyo ALLAH-OODE in reerka madaxtooyadii hore iyo wasiirkii Maaliyada ee hore ay leeyihiin shares 10 % oo taasi ka mid tahay sababaha AL-Xaaji Axmed si kadiska ah meesha u tagay shalayna shirka share holder-ka ama saamileyda uga dhex muuqday  waayo wax lama kala jari karayo hadaan samileyda wada goobjoog ahayn sodonkii markaad 10 % reerka iyo saxiibadood aad ka jartid 20% saamigii ayaa Somaliland kusoo hadhay   ogow muwaadin 20% kaasi waa inta loo qorsheeyey xerta colonel Muse Biixi oo uu shirka saamileyda ku matelayey Dr. sacad cali Shire …….. MUWAADIN XAALKA DEKEEDII BERBERA WAA DADAAAY YA CISAABA  WAAR MAR HADEY DADAAY MAREYSO BAL MARWO  ASTER AWEKE KU TUURTA HA  IDIIN QAADO HEESTII MUJAAHID MUJAAHID EE ..  …….WARAR HOOSE WAXAY SHEEGAYAAN IN MADAXWEYNE KU XIGEEN JAALLE SAYLICI FURKA TUURSAN YAHAY ISAGOO LEH SHARES-KII  DUQA MR. SAYLICI AHAA MEEYE OO ISAGA HAD IYO JEER SAMIIGIISA GABADH UU DHALAY BAA U QAADA LAKIIN DUQA DOORKA WAA LA QADIYEY ?!!!!!!!

“ DP World took a 65 percent stake in the port in 2016 as part of a joint venture with the government of Somaliland under a 30-year concession.”

Intani waa sheekadii hore 65 % saamiga waxa iska leh DP WORLD  oo hawl gal wadajir ah ka fulin DOONTA IYADOO KAASHANEYSA Dawlada Somaliland oo leh 35 % sheekadani waa 2016 waa been expire ah way DHACDAY BEENTANI .

“Financial details were not disclosed but the statement said the Ethiopian government would invest to develop the Berbera Corridor, a road from the border with Ethiopia to Berbera.

DP World said in 2016 that up to $442 million would be invested to develop the port.”

Faahfaahin maaliyadeed lama shaacin lakiin warbixin lasoo saaray waxa lagu xusay in Dawlada Ethiopia ay maal gelin doonto BerBera Corridor wadadii isku xidheysay Berbera ilaa Ethiopia …. wax buuran ha moodin waa beenta cusub ee losoo dhiibayo Dr. Sacad cali Shire Dawlada Ethiopia ayaa $ 400 Million waa  half A Billion inugu deeqday ayuu Dr. Sacad Cali Shire ALLAH abuurtay iyo Somaliland lasoo horstaagi doona waa Dr. Sacadow ALLAH ku abuuray ka baq .

DP WORLD waxay tidhi  2016 waxaanu ku sameyneynaa maal gelin gaadheysa $442 Million Dekkeda Berbera beentaasi waatay tiroba shan jeer usoo dhiibeen Dr. Sacad Cali Shire …….. waar sua’aashu waxay tahay maxa laga siiyey Dawlada Ethiopia saamiga ah 19 % ?! maxa reerka Madaxtooyada hore iyo saxiibadood Zamzam laga siiyey saamiga ah 10% ?! si hadii meesha wax ku hadheen anana aanu u iibsano shares  kol aanu crowdfunding sameyno waar IsmuLaahi haday maqli lahayeen Beelweyntii Ciise muse Garhajis Warriors ayaa saamigii 5% iibsaday way baraarugi lahayeen oo laydhkaa u shidmi lahaa ileen sidani waa film Hindi ee

“ Somaliland’s small port exports camels to the Middle East and imports food and other items.”

Dekkeda yar ee Somaliland waxa laga dhoofiyaa Geela loo diro Bariga Dhexe waxaan laga soo deijiyaa waxooga cunta ah iyo badeecad kale .

“ It also provides some transport links for neighbouring Ethiopia, a landlocked country that has friendly relations with the breakaway region.”

Dekkedu xidhiidh gadiid bay la sameysaa Dawlada deriska ah ee Ethiopia  tasoo dhul ku gedaman yahay aan marin bad lahayn cilaqaad fiicana ka dhexeeyo gobolka  firdhaday .

“Thursday’s deal with Ethiopia comes a week after neighbouring Djibouti ended its contract with DP World to run its Doraleh Container Terminal. The port operator has called the move an illegal seizure .”

Heshiiska Khamiista ( GACAN KU RIMIS JABUUTI LOOLA JEEDO ) ee Ethiopia

ayaa imanaya toddobaad ka dib markii Jabuuti ay soo afjartay heshiiskii ay kula jirtay DP WORLD oo maamuli jirtay dekkeda Doraleh , tasoo ay ku tilmaantay Mumulaha Dekkadu oo DP WORLD qabsasho aan sharciga waafaqsneyn

MUWAADIN DEKKEDAA SOMALILAND WAXAY KA ARAGTAY $5 MILLION OO DOLLAR OOY WASIIR ZAMZAM CABDI AADAN GO’O KU SIDATAY KADIB DIB AY ULA NOQOTAY XATAA BANK LAMA DHIGIN .

Ahmed Jigga
jooqleodawaa@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker