Xisbiga Waddani Oo Qareen U Qabtay Carruurtii Darbi-jiifta Ahayd Ee Xukuumaddu Xidhay.
masuuliyiin ka tirsan Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta xabsiga ku Booqday caruurtii darjiifka ahayd ee xidhnaa Iyagoo U Qabtay Qareen Carruurtii Darbi-jiifta Ahayd Ee Xukuumadda Muuse Biixi Xidhay.
Halkan hoose ka daawo