Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka sameeyo ee loo ogolaaday Ukraine

Maraykanka ayaa ogolaaday in Ukraine loogu wareejiyo diyaaradaha dagaalka ee F-16 ee Maraykanka laga keeno Denmark iyo Netherlands marka duuliyayaasha Ukraine si buuxda loogu tabobaro in ay ku shaqeeyaan.

“Sidaan, Ukraine waxay si buuxda uga faa’iidaysan kartaa awooddeeda cusub,” ayuu yiri afhayeen u hadlay waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka.

Ukraine waxay amaantay go’aanka ay si weyn dabada uga riixaysay tan iyo sannadkii hore.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker