Barnaamijka Dabagalka Hantida Guud Ee Qaranka iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa
Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa Barnaamijka Dabagalka Hantida guud Ee Qaranka iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa dalka .
Barnaamijkan waxaa uu kusaabsan yahay Waajibaadka xukuumada ka saaran ilaalinta cashuuraha waajibay ee horumarinta adeegyada arimaha bulshada iyo la dagaalanka musuq-maasuqa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalkan