Tartan Suugaaneed: Cabudhinta, Tacaddiga Booliska iyo Garsoor-xumada JSL

Ururka Hal-abuurka Somaliland waxa uu dhallinyarada hal-abuurka ah ogeysiinayaa in ay ka soo qayb galaan tartan maanseed ku saabsan:

1. Heerka cabudhinta iyo xorriyal-qawlka Somaliland marayo

2. Habdhaqanka gurracan ee booliska iyo nadaafadda saldhigyada iyo

3. Caddaalad-darrada Garsoorka Somaliland

Waxa lagu soo hagaajinayaa maansada oo qoraal ah maxdjaamac@gmail.com iyo facebookyada kala ah:

1. Nuura Cabdi Muuse iyo 2. Midawga Mucaaridka Somaliland

Tartanku wuxuu soconayaa illaa 1da March 2019ka. Haddii la soo diri karo maansada oo cod ama video ah waa dheeraad.

Waxa guuleysteyaasha la siinayaa abaal-marin ay ku farxaan oo  kala ah

$1000, $800 iyo $600.

Maxamed Jaamac

maxdjaamac@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker