Tacsi
Waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka baxday Safiya Jabaan gaar ahaan wasiirka xanaanada xoolaha iyo horumarinta kaluumaysaiga oo ay ahayd xaaskiisa.
Waxaan Illaahay uga baryayaa naxariis iyo inuu ka sabir siiyo dhamaan ehelkay ka baxday. aamiin….aamiin…aamiin
C/razaaq Xiis