Midnimo uma Baahnin ee yaan Dadka Lagu Wareerin , Waxaynu u Baahanahay in inagoo Kala Fikir duwan aynu wada Shaqeyno Dood Cajiib Ah oo lagaga Hadlayey Sababta keentey Kala Qeybsanaanta Bulshada reer Somaliland ee Sweden

Midnimo uma Baahnin ee yaan Dadka Lagu Wareerin, Waxaynu u Baahanahay in inagoo Kala Fikir duwan aynu wada Shaqeyno, b)- Dadka waxaa kala qeybiyey siyaasi heley dad aan xor ahayn oo isaga jeebka ugu jira oo dhinaca uu doono uu u jeediyo, Barnaamij Dhameystiran oo ku saabsan Dood Cajiib Ah oo aan Noooceeda oo Kale weli hore loogu Qaban Dalka Sweden oo ay soo qaban qaabiyeen Gudida Jaaliyada Somaliland ee Stockholm& Aqoonyahano Kaga Hadlay Sababta keentey Kala Qeybsanaanta Bulshada reer Somaliland ee Sweden & Xalka arintaa,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker