Muse bixi, IYO dalka somaliland siduu u dhaco,waatan cadeeyntii.by fuaad.m. qawdhan london

Muse Bixi. Siyaasada  qaldan ee muuse biixi uu waado, waxaan halkan ka cadeey nayaa, inuu u badheedhey,,labo baa isku kay qaban wayey, shaqooyinka hoose iyo mashruucaydana reerkeygaan siinayaa, reeraha somalilanda waan la shiriyaa , ma dadkaa walan mise muusaa walan?
Waxaa hubaala in muuse bixi u, uu ku guuro tallo ka go,da, qaar ka midda reerkiisa, waan yaabsanahey , maanuu arkeyn waxa sarkiila, iyo mashuruucyo ee uu reerkiisa ku taagey, hadey  tahey wasarada iyo agaasiiiimayaasha, iyo marayaha, qarkood iyo shaqalllha banka dalka somalilaand.
Kuwaas aan soo sheegey ooah qaar reerkiisa ka miida ayaa muuse ku yidhada sidaas ku soco, waa kuwa  , ku yidhaada beelaha Somaliland qaar ka miida waa cadowgaaga, waliba gaar ahan garxjis.
Hadaba muuse waxaan u sheegayaa siyaasadu sidaas maha,  waar dowlad aay  reerkaaga oo qudha shaqooyinka hayaan, ma shaqeeyneyso, waxaasina waxey keeenta sanadaha dmabe inuu dalku ku burburo, waar jooji dadkan taladda khaldan ku siinaya ee reerkaaga,  somalialnd oodhan adigaa mideen kara hadaad , dadka u caddaalad fasho,  hadey tahey , maxakmada waxa ka dhaca, iyo xidhista dadka la iska xidhaayo, iyo dhamaan waxyaabo badan, iyo dayac tiyo, badan oo aay ku dhaqamaan dadbadan oo , maxakmada ka shaqeyea iyo policeka Somaliland oo caddalad aan sameen,.
 Ta kale jooJi inaad iska xidho qof waloo kula hadla ama waxa ku sooqara, anagu waxaan dooneynaa inaad dalka u fasho cadalaad, waar xishoood, oo ilaaahey ka baqa.
Haweenka Somaliland ma heeytsaan cafimaad, waxaa ku wadda dhinta caruurta markey ummulayaan. howlo badan baa ku yaala , walahi hadaad intaas saxi weydo, waxaan kugu balan qaadeynaa inaan habeen  malinba , u hiilineyno bulshada Somaliland ee dulman.
waxaa qorey  fuaad maxamed qawdhan. arimaha bulshada London
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
00447383135563

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker