Ilaahay (S.W.T) Wuxuu Jecelyahay Cadaalad

Ilaahay (S.W.T) Wuxuu Jecelyahay Cadaalad
Allah (S.W.T) Loves Justice

Isaaq ma wuxuu rabaa inuu Somaliland ka dhiso dawlad la mid ah ta Moxamuud Saleeman ee Puntland? Dalka waa la wada leeyahay, xukunkiisana waa loo wada simanyahay. Xaq iyo cadaalad midna maaha in Habar Awal, Habaryoonis iyo Habarjeclo ku loolamaan kuna tartaaman keligood madaxnimada Somaliland. Nabadgelyo, deganaansho iyo horumar waxaa lagu helaa cadaalad. Dhulbahante, Warsangeli ama Gabooye ayaa xaq u leh madaxweynaha berri.
—————————————————————————
Does Issack want to have Puntland-like Mohamoud Suleiman government in Somaliland? The country is shared, so the power must be shared too fairly. It is not right or fair that only Habar Awal , Habaryoonis and Habarjelo run alternatively for the presidency of Somaliland. Justice brings peace, stability and progress to a nation. Dhulbahante, Warsangeli or Gabooye have the right to have next president.

Ibrahim Hassan Gagale

Sent from my iPad

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker