TACSI KA TIMID AGAASIMAHA GUUD EE BAANKA DHEXE EE JSL

Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee JSL Mudane Axmed Xasan Carwo, isagoo ku hadlaaya afka Agaasinka Guud iyo kan Shaqaale Weynha Baanka, waxuu tacsi u dirayaa ehel, tafiir, xigto, xigaal iyo asxaabtii marxuum Nuur Cali Guutaale oo xalay ku geeriyooday Berbera. Marxuumku waxuu muddo dheer ahaa shaqaalaha Baanka isaga oo hadda ka tirsanaa laanta Berbera.

Agaasimahu waxuu Alle uga baryayaa inuu u naxariisto, qabriga u nuuro una waasiciyo, oo uu uga dhigo beer ka mid ah kuwa fardawsta sare, ehel iyo asxaabna uu waafajiyo samir iyo duco.
Agaasimha Guud waxuu si guud u tacsiyadeynayaa shaqaalha Baanka gaar ahaan laanta uu ka Berbera ee uu ka tirsanaa.
Inaa Lillaah wa Innaa Ileyhi Raajacuun.
Axmed Xasan Carwo
Agaasimaha Guud
Baanka Dhexe ee Somaliland
cccccccc.gif

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker