Ogaysiis Xisbiga Waddani Laantiisa Sheffield

Gudiga Fulinta Laa’anta Sheffield ee Xisbiga Waddani waxay ogeysiinayaan dhamaan taagerayaasha laa’ant , dhamaan gudiga Fulinta Waddani UK iyo maamulka laamaha Xisbiga Waddani UK
In la qabanayo Shirweynihii Laa’anta Sheffield
Maalinta Sabtida ee 12/1/19

Hadab Waxaan laga  codsanayaa dhamaaan marti sharafta in si weyne looga soo qayb galo waqtigan la Ilaaliyo

GOOBTA.
Vestry hall
2 Burngreave Rd, Sheffield
S3 9DD.

WAQTIGU WAA 4.00PM

Wixii faahfahin la Xidhiidh Gudoonka Qaban qaabada Shirweynaha.
Yusuf Cabdi Shire .07476188758
Cabdi Cismaan Cagacade .07440455749

Balanteenu waa shirweynaha 4aad ee laa’anta Sheffield .

Xoghayaha warbaahinta Waddani UK.
Mataan M Omar.
Sheffeild.


home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker