Xildhabaanada D/Hoose Haday Isqabsadaana Dalaga Beeraha Ayay Baabiyaan Haday Heshiiyaan Dalagay Cunaan

Odhaah Siyaasiya ayaa tidhaa “Xildhibaanada Dawladaha Hoose Waxay Leeyihiin Dhaqanka DAANYEERKA Haday Islaayaan Dalaga Beeraha Ayay Baabiiyaan Markay Heshiiyaana Dalaga Beeraha Ayay Cunaan

 

Nolosha Magaalooyinku Wey ku Cusubtahay Dhaqanka Soomaalida Sidaa Awgeed Waxa Lagu Degay Magaalooyinka Qorshe la,aan
Sidaa Awgeed ayay Magaalooyinku u eegyihiin Xeryo Qxoonti oo si Kedis ah loo Degay
Mar Wal oo Dawladda Hoose ka Gaabiso Shaqada Danta Guud Magaalooyinku Wey Sii Fidaan, Dadkayga Baahani Ilaahay Ayay Leeyihiin

 

Magaalo Aan Lahayn Goobo loogu talo galay Ciyaaraha “Sports Club”, Beero Lagu Nasto Bilicdana Kordhiya, Meel MCG laga Dhiso , Meelo Dugsiyo laga dhiso, Istaano Basasku istaagaan, Baarkino la maalgashado ….

 

Dhibta ugu Weyn ee Dalka ku Habsatay Waxa ka Kaw ah Dhulka Magaalooyinka oo aan la DIWAAN Galin
Diiwaan Galintu Waxaa Ka Horeeyaa Intaan Dawladnimada lagu Heshiin Waa Arinka Sababay in Isqabsigu Bato

 

Maqaalo Taxane ah oo loogu hiilinaayo Muwaadinka ku dhiban Caasimada

 

 

Alaahuma Hal-Balaqtu Fashhad

 

 

Maxamed Xoosh

shabcuuno@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker