TACSI KU SOCOTA QOYSKII DEEQA YUSUF NUUR.

 إنا لله و إنا إليه راجعون
اللهم آمين
وارحمها ووسع مدخله
   Dhamaan Masuulinyiinta Xisbiga waddani UK ,Dhmaan Laa amaha Gobolada UK, Gabaradad Haweenka Dhalinyarada iyo Taagerayasha Xisbiga Waddani UK.
Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan,Saygii,caruurtii ,qoyskii,qaraabadii ,Asxaabtii,iyo dhamaan Xisbiga Waddani.
Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Marwo DEEQA YUSUF NUUR Ilaahay ha u naxariisto oo maanta 12/8/19 ku geeriyootay magaalada Hargaysa.
Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa inuu Janatu Aclaa ka waraabiyo dhamaanteena Samir iyo iimaan inaga siiyo Aamiin Aamiin.
إنا لله و إنا إليه راجعون
اللهم آمين
Mataan Maxamuud Cumar
Xoghayaha warbaahinta Xisbiga Waddani UK.
Sheffield.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker