War-Deg Deg Ah:- Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda La Xidhiidha Go,aanka Dawladda Soomaaliya Ka Qaadatay Wakiilka Qarmada Midoobay Nicklos Haysom.

Hargaysa-(OWN)-War Saxafadeed ay goor dhaweyd soo saartey  Somaliland ayaa waxaa ay mawqif cad iska taagtay Go,aanka ay dawlada Somaliya dalkeeda kaga saartey Ergeyga Somaliya u qaabilsan Qaramada Midoobey  Nicklos Haysom

Somaliland Waxaa ay sheegtay in Mawqifkaas aaney kula soconin Somaliya isla markaana go,aankaas aanu iyada khuseynin , waxaana ay Somaliland cadeysay inay si buuxda ula shaqeyn doonta laamaha kala duwan ee Qaramada Midoobey.

Halkan Hoose Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Oo Dhamaystiran

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker