Warbixin :- Xaalada Caafimaad Ee Orod-Yahankii Gobolka Sanaag Oo Liidata.

Hargeysa(OWN)Keyse dacar ismaaciil waxa uu ka mid ahaa ciyaar yahanada gobolka sanaag weliba dhanka orodka iyo bask-pol ka  hatan waxa soo wajahay xaalad  xanuun aan dalka gudihii waxba lagaga qaban karin wuxuuna u baahan yahay kaalmo caafimaad oo dalka dibadiisa ah mana haysto dhaqaael uu ku aadi karo dhakhtar dibadeed bulsha weynta somaloiyeed iyo guud ahaanba bahda ciyaarahawaxa uu ka codsanayaa in ay ka caawiyaan wixii dhaqaale ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Warbixintiisa 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker