Daawo:-Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Heshiiska Sadex Geesooka Ah Ee Ay Gaadheen Waddamada Geeska Afrika.

 

Hargaysda-(OWN)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland Ibraahim Yuusuf Cismaan ayaa sheegay in wax saamayn ah aanay ku yeelanaynin  Somaliland  Heshiiska Sadex Geesooka ah ee ay gaadheen Wadamada Geeska Africa……. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker