HAMBALYO BULSHADA IYO GANACSATADA S/LAND CAMBAARAYEN HEYADAHA IYO DAWLADAHA HOOSE EE SOMALILAND

SCM socdaalkaygii Somaliland  aan ku tegay 27 November 2018 iyo waxyaalihii dalkayga hooyo iiga baxay,
xamdi mahad dadka iyo dalku waxay ku naaloodaan nabad iyo caano .
shacabku waxay la herdamayaan nolosha maalinlaha iyo siday u maarayenlahaayeen baahida maalinlaha
ee Aadamaha.bulashad SOMALILAND waxay ka simanyihiin xanaanayenta iyo xoojinta amnigooda oo u ah
halbaawlaha noloshooda.
GANACSADUHU waxay dalka u suurageliyeen ka hagabtirka iyo helida adeega bulshada noocwal oo ay tahahay
iyo heerwal oo loo baahdo sida cuntada dharka cabida is gaadhsiinta tecnologiyada gaadiidka  iyo guryeynta
taas oo ku qotonta heer hoose ilaa heer sare nin iyo awoodii iyo karaankii.
bilic fiican dhismayaal indhaha soo jiita iyo hudheelo raaxo oo lagu nasankaro oo ay ka baleen dhamaan caasimadaha
SOMALILAND.
GAABISKA DAWLADAHA HOOSE IYO HEYADAHA DAWLIGA IYO KUWA AAN DAWLIGA AHEYEN EE SOMALILAND KA HAWLGALA.
waxa huubaal ah in dawladaha hoose ee gobaladu ay maqaamkooga wax qabasho aad u  liito
sida bilcda magaalooyinka sida dariigyada habayentooda oo ay magaalo walba isku dhex daadatay oo dariiqyada halbowlaha u ah caasimadaha S/LAND ay cooshado, bacadlaha wareegaa, jiingad cafeshtaa, baalashlaha, dhaqayasha baabuurta ee aboogu la  wareegeen,  nidaam habayen bacadlayaal , balaadhin wado, gaadiid iyo dayactir wado, Meesha ka baxday, tii oo nadaafad daro iyo siigo aanad dhex mari Karin, gaadiidkii, tigtii iyo tukhaankii dariiqyadii xidheen , cidhiidhi ku habsaday isku socodka magaalooyinka gudahooda.
heyada jooga dalka oo tiradooda la soo koobi Karin 40 kor u dhaafay wax allaale iyo wax la taaban karo oo ay Kaaba yaasha
dhaqaale ee bulshada u qabteen aanay jirin, caasimadeeni HARGEISA manta dameero, kaariyoone iyo booyadaa loogu dhaamiyaa waa nasiibdaro dadkeenii haysata.
SUAASHU WAA????????????????????????/
Cashuuraha xad dhaafka ah ee ka soo xerooda dekedaha, hawada iyo dhulka iyo caawimooyinka beesha caalamka
ee dawlada leh iyo heyadaha dawliga ,wadaniga iyo kuwa aan dawliga aheyen meeday aduunka lagu soo qaado
magaca bulshada daranyeysan ee Somaliland?????????????????/
tusaale gaaban reer AWDAL oo ay ku habsatay duufaankii xeebuhu illaa manta waxay  is weydiiyaan
caawimooyinka lagu xusay  miidhiyaha ama war baahiyaha ee ahaa ilaa 10 million oo dollar ee ay heyadaha kaalmeeya
masiibooyinka dabeeciga ee ku dhaca dunida aan ku nolahay uGu deeqeen DUUFAANKII GOBOLKA AWDAL IYO XEEBAHEEDA
LUGHAYA ILAA SAYLAC LAMA HAYO.
.
waxay ku balweeyaan REER AWDAL midho ay ka midyihiin.
LEEFOO HA LIQINBAA LURKA II HORSEEDEE NAFTAYDANEEY LULULKA IIGA DAA.
MA HAYOO MANA SUGAAYOO IIMANA MAQNEE
  MAAREEYOO SIDIIBUU DULMIGU SHACABKIYO DALKABA
 UGU MIIRMAYAA UGU MIIRMAYAA.
SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO.
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker