madaxdeyne in la dhamaystiro heshiis khaatumo maxaa hortagan?

bismilaahi rahmani rahiim , madaxweyne silaanyo waxaalaha ,aad loogu xasuuso waxaa ka mid ahaa , soo afjaradii dagaladii jabhadiii SSC iyo khaatumo , madaxwdeyne silaanyo o ahaa khabiir siyasaada ku gaamuray oo wax badan usoo joogay ,baa ilaah usoortoo gashay inuu soo xero gesho siyaasiin meqaam sare ku leh bulshada reer khaatumo ama reer sool iyo buhoodle . hadaaba waxaa  inagaga baxay cudud iyo caqli badan  in lasoo afjaro dhibtii ka taagnaayd sool iyo buhoodle , maanta se waxaay shacabweynaha reer somaliland is weeydiiyeen halkuu ku danbyeeeyey heshiis kaaaasu , waxaan hadaba madaxweynaha si xushmadleh aanu uga codsan laahayn anogoo ah dhalinyarada reer somaliland in la dardargeliyo ,heshiiskaas .
heshiiska khaatumo iyo xukuumada reer somaliland waa guul aad weeyn oo soo afjakarysa in ta badan xasaasiyada iyo weliba qalaasihii ka taagnaa dhulkaas , waxaay ka nixinaysaa dawlad goboledka puntland oo dhulkaass qabiil ahaan ugu abtirsada , waxaay nabad iyo isu soo dhoweeyn utahay umadaas bah wadaag ta ah ee wada degta dhulkaas .waxaa hadaba lala yaabahay halkuu ku danbeeyey heshiikaas , yaa hortaagan , dad qaar baa ku edeeya dawalada xisbiga kulmiye ee cusub inaay ka caga jiidayso heshiiskaas iyo dhaqan gelkiisa , hadaba waxaanu mar labaad ka codsanaynaa dawlada sharafta leh iyo madaxweynaha inuu heshiiskaas la dhaqan geliyo ee aan loo looogin haada iyo cadowga ka xun nabada iyo xasiloonida dalkan yar ee  ictiraafa Alle ka haysta balse cadaaadis aan loo meel dayin kaga socda meelkasta maanta , sisaayasada xawli ku socotee geesku waxaay ubaahantahy dedaal dheeraada , waxaay ubahantahay isku duubnaan mucaraad iyo muxaafad somaliland , in meel looga soo wada jeesto wixii ka hor imanaya danaha somailand , waa in laga soo horjesta cid kasta iyo waxkasta is hor taagi kara horumarka iyo horusocodka wadanka.
ilaahay xaqa hayna garan siiyo iyo talada saxda ah , madaxdeenana haynoo wanaajiyo .amiin.
 fuad abdulahi galayr

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker