Madaxweyne Cagjar Oo Casho Sharaf La Qaatay ONLF , Isagoo Ciidanka Liyuu Booliiskana Amaro Cajiib ah Siiyay.
Madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya ee Somali State ayaa waxaa uu xalayย ย uu casho sharf u sameeyey qaar ka mid ahย ururkii ONLF isla markaana waxaa uu ciidamada Booliskaย amray , halkan hoose ka daawo




