Daawo:-Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhan Boqor Muuse Oo Puntland Ugu Baaqay Inay Taleex Gobol U Magacowdo , Isaga Oo Ku Sugan Gudaha Somaliland.
Taleex-(OWN)-Boqorka Guud ee beelaha Darood oo dhawaan soo gaadhay magaalada Laascaanood ee gobalka Sool iminka naย ku sugan magaalada Taleex ayaa waxaa uu madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ugu baaqay in magaalada Taleex uu u magacaabo gobalย hoos taga Maamulka Puntland maamada oo uu sheegay in Somalilandย u magacowdey gobal ay Xaysimo u bixisay
Boqorka ayaa sheegay in fariintaas uu madaxweyne Gaas u diraayo uu ka sido shacabka magaalada Taleex oo arintaasi ka codsadey,,,,,,…………….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan