DULMIGII MADAARKA CIGAAL HARGEYSA KA DHACAY …
ย
Aqoon Darada Joogtada Ah The Chronic Ignoranceย Ee Xukuumada Kulmiye Shalay Waxa Igal International Airport Hargeisa Laga Eryey Ilaa125 Qof Mushaharka La Siin Jiray Waa $100 Dollar Bishii Gidi $12.500 Laba Iyo Toban Kun Iyo Badh โฆโฆBoqol Iyo Shan Iyo Labaatankaa 125 Persons Waxa Ku Sii Hoos Nool Ilaa 10 Qof Oo Kale mid kiiba 1250 Qof Weeye Markaad U Qaybiso $12.500 Waa Min $10 Toban Dollar , Toban Dollar Cid Kaga Maqan Tahay Niyaduna Ugu Dhisan Tahay Wax La Helo Maha Waan Wada Jamiciyiin Dadka La Eryay Waayo ? Costย Efficiencyย Meesha Ku Jirtaa Ma Jirto Midย ย Timeย Efficiencyย Iyo Moneyย Efficiencyย Waa Zero Dhibatada Ka Dhalaneysa Ayaa Ka Badanย ย Soacial Fabric โGii Magaalada Ay Degan Yihiin Garan Mayaan Hadii Mid Qurbajoogi Meesha Xariif Iskaga Dhigayo โฆโฆโฆโฆย
ย
Waar Iminkanka Maraykan Oo Ku Dhaqanta Hantigoosadkii Qarnigii Sagaal Iyo Tobanaadย Nineteenย Century Capitalism Oon Sida Europe Iyo Canada Aan Iman Twenty Century Capitalism Weli Cid Twenty First Century Capitalism Gaadhay Ma Jirto Ee Waar Xataaa Maraykan Ayaa Fahamtay Yurub Bari Hore Ayey Fahamtay Eeย ย In Hadii Qofka Wax Yar Loo Qoro Oo La Yidhaah Soo Shaq Tag uu Ka Cafimaad Iyo Mustaqbal Fiican Yahay Ka Guri Iska Fadhiya Ama Guno Ha La Siiyo Ama Yaan La Siin ee โฆโฆโฆ Dadkaa Maxaa Bacadka Loogu Daadiyey Ma Garshaa Caynka Ah Mise Qolo Kale Ayaa La Keenayaa ?! Labaduba Nuqsaan Bay Ku Yihiin Garashada Iyo Damiirka Baniโaadmiga .. HADAAD DOONTAAN $ 5 SAARA QOF KASTOO SOO DAGAYAย AMA BAXAYA OO DHAHA WAA SOO CELINTII SHAQAALIHII LA DHIMAY LAKIIN SHAQAALAHA SOO CELIYA OO MARKAA KA DIB JOOJIYA QAADASHADA SHAQAALAHA …….