BELO HAYNOO SAADIN
14 / 11 / 18
Belo haynoo saadin
Keene iyo kordhiye
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaad iiga warrantaa odaygan
Meesha lagu naasnuujinayo ee dadka ha soojeedina ku amrayaa
Miyaanu islayaabayn waa maxay beladan uu inoo saadinayaa
Bal saaxiib ninkan iiga warran.
Kordhiye. Saaxiib dalkii askarbaa qabsatay askariguna wax wax
Garanaya masoo dhaweysto markaa noocaasoo miidhan ayaa
Masuul looga dhigay dalkii .
Wax aan usheegi laa odaygan iska dhawaaqay in qof waliba
Meheradiisa markuu doono xidhaayo dalku waa dumquraadi
Maaha faqashtii iyo camalkeedii
Sifooyinkani waa kuwa lagu yaqaan xukunka burburaya
Waar haddaa xishoon weydaan waydin baqan doontaan.
Guuleed liibaanย snm 1710@livecom