MOSOW SI GURACAN AYAAD WAX U WADDAA MAHA SIYAASADU SIDAA EE TALLADEYDA QAADO , WAX MAQAL

Waxaa  dowllada somaliland soo marey 5 madxweyne, oo hore, marka lagu daro dowllada muuse biixi waxey noqo nayaan 6 madaxweyne, hadaba Waxaan doonayaa in aan halkan ku cadeeyo in dowllada muse mixi ay tahey tii ugu baal madoowbeeyd, ee ina soo maarta taariikhda somaliland,
 
Si kastaba ha aheetee 15 sano ee u dabeyey hadii aan dib uraacno tariikhda nololeed ee bulshada somaliland aay soo martey waxey aheed mid aad u macaan, oo iilaahey isaga mahad leh garan siyeey iney ku nooladaan nabad iyo barwaaqo waarta, waxeey ahyeen bulsho ku soctaa system ficaan oo horumer dhan walba taaba naya leh, ha ugu horeyso isku xidhanaan iyo mideen bulsho aay gaadheen dadka somaliland oo dhami.
 
Hadaba waxaa waxii oodhan baabiiyeey sytemka muse beeexi oo dadkii mideysanaa kalla  kaxeyeey, waxuu ku bilaabey qabyaalad baahsan oo dhamaan gobolda dalka somaliland  ka jirta, taas uu   dhibkeeda masuul uu  ka yahey muuse muuse biixi.
 
Muuse biixi waa ninka  iyagoo  dalku uu ku jira kala jabnaan baahsan oo aay sababtey siayasada xun ee muuse biixi, durtabiba inuu bilaabo  inuu madaxtooyadii dadka ka dhaxeesey u raro meeshey reerkiisu dageen, waa si hadii uu dagaal sokeeyo dhaco  uu u fadhisito meeshaas aay reekiisu dagaan,  waxaa hubaala inuu muuqato inuu u fikiraayo si khaldan, waxaa kaloo muuqata inuu yahey askri aan dad mideeen karin, waa ninka aad marmar aad  la yaabeeyso , iyada oo dalkii aya ka jirto cadaaald daro ayuu u sii guuraya meeshey reerkiisu dagen yahiin, maxaa u diidey inuu madaxtooyada uu uraro meel dadka ka dhaxeeysa, isla markaana la yimaado siyaasad fiican oo dadka iyo dalkaba mideeysa?.
 
Ma garan karo sababta uu ugu fikirayo si khaldan oo  guracan, waxni ma qabylaad beey tahey,  mise cid gaara buu talladan walan ee qalooctey uu ka qaata, qofku miyuu walan yahey , waayo caqliga fiicani sidan uma fikiro waxna uma  maamuulo, waxaan ka socda somaliland ee imika jira maha maamuul waa qabyaalad cad oo xun ee dhasiis ku noqtet muuse bixi iyo inta tageersan dalkuna  sidan kuma dhisamaayo.
 
                                                     TALLO
 
Talo haduu u bahan yahey waan sii kareenyaa, lakin ma yahey nin maqaalada wanaagsan ee dadku qorayaan akhrinaya, qafka waa lagag deyda waxa wanaagsan sidaas baa aduunka iyo akhiriba   lagu libaanaa.
 
Hadaba muuse iyo inta khalladka ku tageersan waxaa la gudoon sidan.
 
1    ;Iney runta u soo jeestaan, oo ogadaan siden inaaney somaliland ku midoobeen, isla markaana xaajada cakiran ee dadkii kala kaxeesey  iyo khalladka aya ku jiraan  iney joojiyan oo ilaahey ka baqaan, waa la dhiminiyaa, isla markaana la tashadaan dhamaan dadka somaliland oodhan oo cabashooda aay maqlaan, si aaynu noqono dad is jaceyl,  isla  markaana la tashado dhaqanka soo jireenka ah ee aaynu ku caano maalney.
 
 
2:inuu bulsha somaliland uu mideeyo islaan walba, iyo wiil ,iyo gabadhba uu dhageeysto.  ha ogaado dadka dowladiisa ku jira ee la taliniya iney si guracan waxa  u wadaan.
 
3:inuu bulshada somaliland arbaco walba prlamka hor imaado  media yahana u ogalado, hadalka meesha ka socda , lana socod siiyo dadka somaliland halkey wax marayaan.
 
4 inuu joojiyo maddaxtooyadan uu uararyo meeshey reerkiisu dagaan, ma dagaal buu ka baqayaa. sidaadi weynu ku kala tageynaa.
 
5 inuu cabashada caare dhageeysto toosna ulla hadlo caare oo aaney cidi u dhaxeen.
 
HADABA waxaan intaas ku daraya siyasadaadu ma shaqeeynso dalkuna kuma dhismaaayo sidan. xaaladu waxey tagan tahey.
 
siyasadu guracanaa kululaa sabaanadu soo salaal madoobaa.
 
waa bilaahi tawafiiiq
waxaa qorey fuaad  maxamed qawdhan. arimaha bulshada woolwich london
facebook fuaad qawdhan
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
 
00446373831355

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker