Daawo: Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland ee Maanta iyo Waxyaabihii lagaga wada Hadlay
Daawo: Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland ee Maanta iyo Waxyaabihii lagaga wada Hadlay, Shirkan oo u dhacay Qaabka Loo yaqaano Online ayaa lagaga Wada hadlay , Xanuunka Covid 19 iyo Colaada kasoo Cusboonaatay Deegaanada Fadhi gaab ee Galbeedka Gobolka Sanaag