Maayar maydhane oo natiijo,laan kala soo laabtey caasimada JSL ee Hargeisa by.Jamal Hargeysawi

Beryahan dambe waxaa magaalada borama joogey odhadka  qaranka JSL oo baadhitaan ka waday dawlada hoose ee degmada borama taasi oo ku cadaatey sida ay sheegayaan bulsho weynta magaaladu inuu maayar maydhane shaqsiga  lunsadey hantidii degmada oo aad u farabadan.

Wararka naga soo gadhaaya magalada hargeisa waxay shegayaan in maayar maydhane uu kala kulmey waji gabax ragii uu islahaa waxbey ku qabanayaan,kadib markii ay ogadeen in bulshada reer borama ay khaatiyaan ka taaganyihiin maamul xumada,iyo qabyaalada maayar maydhane sidaasi awgeedna lagu Lugo,ay  iga qabteydii beenta ku saleysneyd ee maydhane…

Hadaba dhamaan dadka ku nool degaanka borama oo aad ugu faraxsan arintaa la xisaabtanka ee ay ku talaabsadeen odhadka qaranka JSL ee kawadaan degmada borama taasi oo shacabka reer borama ay ku taageersanyihiin ,soona dhaweynayaan in maxakamad la horkeeno maayar maydhane oo xabsiga la dhigo..

Shacabka reer borama waxay ka codsanayaan madaxwaynaha qaranka JSL mudane Muuse Biixi Cabdi inuu talaabo adag oo sharciga waafaqsan ka qaado maayar maydhane,sidii uu sameeyey raysalwasarihii itoobiya Dr.aby Ahmed oo uu jeelka u taxaabey madaxweynihii hore ee kililka somalida itoobiya Cabdi maxamuud iley…

Talo xumada khayaanada Lugooyad Nafla.La aanta maayar maydhane hunguri xumada iyo caqli xumada maayar maydhane waa takeentey in shacabka reer borama iyo dawladuba iney arkaan maangaab nimadiisa iyo dib u dhaca uu ku keeney degmada borama.

 

 

Jamal Hargeysaawi

By Jamalhargeysaawi@gmail.com

Uk London

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker