Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Kala Duwanaanshaha Jabuuti Iyo Somaliland (Qaybtii 14aad) By: Maxamed Xoosh

ย -Somaliland Waa Dal Shacabku Is Xukumo Is Doorta Tartamo Dhexdiisa Muwaadinku Xoriyaat Badan Haysto โ€œMidhihii Halgankaโ€

-Jabuuti Waa Dal Qof Xukumo, Keligii La Doorto Tartan La,aan Muwaadinku Xoriyadiisu Wey Kooban Tahay

-Somaliland Waxa Ka Jira Warbaahin Afdheer Oo Si Xor u Gudbisa Wararka Muwaadinku Laftiisu Ka Dhiibto Aragtidiisa “Midhihii Halganka”

-Jabuuti Kama Jirto Warbaahin Xor Ahi Mid Afka Dawladda Ku Hadasha Mooyee

ย -Somaliland Waxa Jira Nidaamka Suuqa Xorta Ah “Captalism” Waxa Gaabis Ah Keliya Dawladdii oo Ka Weyn Ka Yar Ka Ilaalin Lahayd Iyo Cashuurtu Ka Lunto , Waa Hanaan Guulo Badan Lagu Gaadhi Karo Tartan Iyo Horumar Dhaliyay Maskaxdii Muwaadinka Furi Kara….

Jabuuti Waxa LaguTilmaamaa In Yar Oo Si Gaar Ah Madaxtooyadu u Doortay Ayaa Wax Walba Haysta, Shacab Dulman Oo Aan Baahiyihii Asaasiga Ahaa Aan Haysan

-Somaliland Waxa Ka Jira Xisbiyo Wadaniya Oo Xor Ah Oo Door Ka Ciyaara Nolosha Iyo Horumarka Siyaasadda Dalka, Dadka La Hadla Oo Ku Qanciya Aragtidooda Si Cod u Helaan

ย -Jabuuti Nidaam Xisbiyo Dhab Ah Lagama Ogala Magac U Yaal Mooyee, Shacabka Codkooda Looma Baahna

ย -Somaliland Waxa Ka Jira Ha,ayado Amniga Gudaha Oo Inta Itaalkood Horumar Doonaaya Balse Weli Liita Sababo Aqooneed Iyo Mid Maadiyaba “Shacabka Ayaa La Shaqeeya”

-Jabuuti Waxa Ka Ha,ayado Aminaga Gudaha Oo Aad Awood Badan Oo Lacag Iyo Aqoon Iyo Khibrad Iyo Tababaro Heersare Ah La Siiyo Si Loo Helo Dhaqdhaqaaqa Muwaadinka Rer Jabuuti ย Cabudhin u Heelan Weliba Wadanada Jaarka Soo Gaadha

Waxa Dhib Ah Marka Ninka Jabuuti Xukumaa ula Dhaqmo Jamhuuriyadda Somaliland Sida Shacabkiisa Oo Kale Waxa Jira Xanuuno Laga Qaado Kursiga oo Lagu Raagoโ€ฆ

 

La Soco

Maxamed Xoosh

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker