HAMBALYO MEHERKA: MUXYADIIN SICIID DUCAALE IYO KOWSAR MAXAMED CIGE.

HAMBALYO MEHER WACAN Oo Ku Socota “ Dhamaan waxaanu Hambalyo Meher wacan oo wada jira u diraynaa:-
CARUUSKA : MUXYADIIN SICIID DUCAALE  IYO CARUUSADDA KOWSAR MAXAMED CIGE.  Oo meherkoodu ka Qabsoomay Maanta Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ,  Waxaan Halkan leenahay HAMBALYO MEHER WACAN . lamaanaha Ku midoobay Nolosha,
HAMBALYADAN WAXAA SI WADDA JIR AH UGU DIRAAYA,

  1. Xildh Mubaarik Yusuf Cilmi (Bidhi).
  2. Rashiid Cabdilaahi Macalin.
  3. Keyse Axmed Cawed.
  4. Faysal Mahamud Guudcade
  5. Qaalib Xuseen X.Cabdi.
  6. Jamaal Wersame Cilmi
  7. Cali Hure Dirir.
  8. Baashe Muuse.
  9. Jama Maxamud Ciise (Ali Bashiir).
  10. Yuusuf Mahamed
  11. Xaamud ahmed.
  12. Sacad Jaamac Nuur.
  13. Dr Adan Casayr
  14. Dr.Adan Siciid Liibaan.
  15. Malaaq Cabdiraxmaan Fagadhe
  16. Cabdi Jama Carte.
  17. Ismaciil Salebaan
  18. Sheekh Cabdilahi Hindi
  19. Husein Biixi.
  20. Maxamed Muuse Salebaan(Madaalaha).
  21. Aar Muuse Mohomed
  22. Mohomed Adan (Dalqo).
  23. Ibrahim jamac
  24. Cumar Cali Warsame.
Waxaanu leenahay Wiil iyo Caano – Gabadh Iyo Caano Ku Wadda Noolaada Nabad Ku waara idim Allah Barakooba,
Waxanaan ugu ducaynaynaa DUCADII Rasuulka (CSW): –بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
“BAARAKA LAAHU LAKUM WA BAARAKA CALAYKUM WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR”. AAMIIN…AAMIIN… AAMIIN.
Anigoo ah: Adan Yusuf Elmi ; Sidoo kale waxaan Hambalyo iyo Bogaadin la midda oo aan la soo koobi karin u dirayaa: Meherka
Boqorka Muxyadiin Siciid Ducaale  Iyo Boqoradda kowsar Maxamed Cige . Oo Maanta  bishuna tahay September 16, 2018 Meherkoodu ka qabsoomay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa, Waxaanay leeyahay noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Bashbash iyo Badhaadhe, ubad kheyr qaba na kala hela. Aammiin, Aammiin, Aammiin Ayaan idin leeyahay.
BY (Adan Yusuf Elmi).

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker