Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Sidee Loo Akhrin Karaa Ethiopia “2-2” (Qaybtii 13aad) By : Maxamed Xoosh

-Taariikhda Ethiopia Dhexdeeda Weli Kama Dhicin Heshiis Siyaasi ah Ama u Dhaxeeya Qawmiyadaha Dalka Wada Degan
-Abiy Ahmed Waa Nin Dhalinyar Ah Oo Lagu Dhex Carbiyay Hay’adaha Dawladda Ethiopia ee Dhidibada Adag Leh Waxa u Dheer Aqoon Xoog ah u Leeyahay Falsafadaha Siyaasiga ah Ee Ay Ku Dhisan Yihiin Dawladaha Casriga ah …
-Ethiopia Waa Dal Taladiisa Ay Ka Arimiyaan Kooxo Khubaro ah Iyo (Studies Centers) Aqoon Aragtiyeed Iyo Mid Fulineedba Ka Ag Dhaw , Abiy Ahmed Waa Ka Mid Xarumahaas
-Ethiopia Waxa Ka Jira Qowmiyado Super Isku Arka Iyo Qowmiyado Isku Arka In La Quudhsado, In Dib Loo Heshiiyaa Waa Lagama Maarmaan Waa Arinka Abiy Ahmed Imika Wado
-Ethiopia Waxa La Isku Dayayaa In La Baabiiyo Keli Talisnimada Gudaha Ka Jirta , Waa Dedaalada Ugu Badan Ee Xukuumada Cusubi Wado Si Loo Helo Muwaadin Xor Ah Oo Horumarka Ka Qayb Qaadan Kara
-In La Yareeyo Faro Gelinta Shisheeye Oo u Hirdamaaya Sidii Usii Waari lahayd Qoqobka Iyo Wada Jir La,aanta Gudaha Dalka Si ay u Helaan Fursado Gacanta Kula Sii Jiraan Gebi Ahaanba Geeska Afrika
-Waxa Lagama Maarmaan ah In La Dhiso Dawlad Iyo Xukuumad Ka Shaqaysa u Adeegta Shacabka oo Baahiyahooda Ka Talisa
La Soco …
Maxamed Xoosh
mxoosh09@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker