Miyaanay khajilayn : Keene. Iyo kordhiye
Miyaanay khajilayn
Keene. Iyo kordhiye
Keene . waaryaa kordhiye saaxiib dadku miyaanay ilaahay ka yaabayn
Waar ma dawaanay kulankii loo qabtay maamul wanaaga iyo
Musuq maasuq la dagaalanka saaxiib miyaanay khajilayn.
Kordhiye. Saaxiib waan daawanaayay wax arintaa aankaaga kordhiyo
Garan mayo sababtoo ah wuxu wax adduunka ka dhaca maaha
Qof isagu musuq ka samaysan oo haddana la dagaalamaya lama arag
Dadkaa caqligooda la caayayaa waayo ka soo diray iyo ka wax usheegaya
Inta ay maal qaran lunsadeen lama koobi karo.
Waxa cisho dhoweyto xadhiga laga jaray guri qurux badan dushiisa
Waxa ku yaala hanti dhawrka qaranka miyaad weli maqashay 30 sanadood
Oo S/LAAN jirtay masuul musuq lagu soo eedeeyay waa maya markaa
Guriga laftiisaa musuq maasuqa dhisiddiisu mar haddaanu ahayn waxaa
Lagu magacaabay lacguunbaa lagu cunay.
Waxa aynu usamraynaa xukuumadii jeel ku guri lahayd wax kasta oo ay
Qaateena way qorantay waana ayaan iman doonta.
ALL ha sahlo.
Guuleed liibaan
snm 1710@livecom.uk