Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Mucaarid Wax Tabanaaya Oo Aqoonsi Gooniya Noqon Kara “Qaybitii 6aad”

Sida la ogyahay Jamhuuriyada Somaliland waxa ku kalsoon kuna qancsan shacabka iyagaa dhidibada u aasay jiritaankeeda Ciidamada Amnigu Shacabka ayuu garabka ugu badan ka helaa badanaa dadka ayaa dawladnimada raba oo ku adag

Hadii muwaadinku dareemo sadbursi waxay kalsoonidu isku badli doontaa mid QABIIL ama Dabaqad “Class” ama Deegaan…

Xiligan Somaliland ma qaadi karto Aqoonsi gaar ah oo leh waxaan ahay Somaliland balse waxbaan tabanayaa!!!

Caqliga Siyaasiga ah waxa ku jira mid bilaaba Rabash iyo Buuq si uu dhawr sano ka dib kursiga ugu dhawaado “Qiimaha Dhalinta Ayaa Bixisa”

Madaxwayne Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Waxa Jira Dad Wax Tabanaya Iyo Dad Is Moodsiinaaya Inay Wax Ka Maqanyihiin Labaduba Waxay Isku Badali Doonaan Aqoonsi Gaar Ah Oo Halis Ku ah Jiritaankeena Ee Waa In Wax Laga Qabtaa Oo Maskaxdooda Dib Looga Dhaqdhaqaa Mooditaanka Weliba Arinka Danbe Ayaa Badan

Madaxweynaha Shacabku Wuxuu Ka Dhex Arkayaa Halgankii 100 Sano u Danbeeyay Loo Galay Helitaanka Somaliland Waxa Horyaal Ayaa Se Badan.

 

 

Maxamed Xoosh

mxoosh09@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker