Daawo:- Wiil Waraabe Ku Cunay Degaanka Ceel-Dhaab oo Ka Tirsan Gobolka Sanaag Ayaa Saaka La Keenay Cisbitaal Ku Yaala Magaalada Burco.
Burco-(OWN)-Midkamida Ehelada Wiilka uu Waraabuhu Ku Dhaawacay Deegaanka Ceeldhaab oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyay Qaabka uu Wiilka Ucunay Waraabuhu, Wiilka ayaa Dhaawaciisa Lagu Dabiibayaa Cisbitaal Ku Yaalla Magaalada Burco,……….. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=eQStqQ-FylQ&t=32s