Daawo : Madaxweyne Cusub Oo Loo Doortay DDSI Iyo Madaxweynihii Hore Oo Ka Hadlay
Jigjiga(OWN) War goor dhaw naga soo gaaray magalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya guddiga fulinta xisbiga dimuquraadiga dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya madaxweyne u doorteen Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar.
Kulan maalmihii ugu danbeeyayba ay lahaayeen Golaha fullinta ee dowlada deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa Mustafa Muxumed Cumar loogu doortay in uu noqdo madaxweyanaha maamulka.
Halkan Hoose Ka Daawo
https://youtu.be/GKlM4OkF85U