Aar farmaajo iigeeya waxa ka dambeysay … Aar Mama Malyuun ii guuriya .
Xisbiga Kulmiye Waligii Isagaa Diri Jiray Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo U Diri Jiray Somaaliya Gudoomiye Faysal Dilaal Gaamuray Weeye ….. Wax Sir Ah Ma Aha Madaxweyne Al – Xaaji Axmed Silaanyo Waxa Lagu Wareejiyay Xafiiska Iyo Lacag Gaadhaysa $37 .000 Todaba Iyo Sodon Kun Oo Dollar Iyo Shaqaale Lix Bilood Aan Mushaaharo Qaadan Lakiin Nasiib Wanaag Wax Deyn Ah Laguma Wareejin Ama Way Yarayd Ninka Markiiba Loo Diray Inuu Soo Qaabilo Sheekh Shariif Oo Uu Arkay Sanadkii 2011-2012 Waa Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Dilaal Maraykan Ah Oo La Yidhaah Mr. Mark Davis Waxay Uga Soo Dhameyeen Sheekh Shariif $3.000.000 Sedex Million Oo Dollar Oo Xisbiga Kulmiye Ku Galay Doorashadii Degaanka Iyo Isbeso Kale iyagoo sheekha iyo Silaanyo Dubai ku kulmay …………. Mudo Kadib Waa Kii Ay U Direen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ee Ku Arkay London Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Wuxuuna Bilaabay Hawlgalka In Somaliland La Siiyo Waraaq Gaar Ah Oo Wexeeda Toos Loogu Soo Shubo Mucaawinada Hargeysa Hawshaa Oo Lagu Lafo Guray Dalka Turkiga Iyadoo Danyarta Somaliland Looga Dhigay In Wado Hadalo Masiiriyi U Socdaan Somaliya Iyo Somaliland Iyana Wax Bar Bar Socotay Saxeexa Dekkada Berbera Oo Uu Saxeexay Jaalle Xasan Sheekh Maxamuud Tasoo La Dhaafsaday Hawadii Somaliland Bal U Fiirso Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Mucaarid ah Waa Waxa Mar Kastoo Oo Turkiga Ama Dubai La Tagayo Loo Kaxeeyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Waayo Waa Ninka Jaalle Xasan Sheekh Kasoo Dhameeyey Marbay Is Yidhaahdeen Iska Yara Fogeeya Tuu Ka Dhigay Hargeysa Waydinkii Ogaa Iyo Hawlihii Madasha Wada Tashiga Iyo Sirtaan Hayoo Dhan Baa Sheegi Markaa Waxa Soo Ladqabeeyey Macaali Wasiir Xirsi Oo Xaga Diinta Layska Weheshanayey Oo Gudoomiyuhu Xaga Diinta Ma Xuma ………. Warkani Iyo Hawlo Kale Emails – Kii Laga Jabsaday Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ayey Ku Qornayeen Inta Kale Xamar Baa Warku Kasoo Noqday .
Macaali Wasiir Sacad Cali Shire Ayaa La Yidhi Dafir Inaynu Dirnay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Madaxweyne Cali Khaliif Galaydh Madaxweyne Waa Title Uu Ku Marayay Brussels Halkay Ku Fashilmeen Waxa Weeye Prof. Cali Khaliif Waligii Shirkaa Ma Tageen Hadii Qulxiya Lagu Akhriyo Waduxaana Laogu Daro Waayo Nimanka Min Jaalle Farmaajo Ilaa Jaalle Gaas Wax Hadal Ah Oo U Dhexeeyey Ma Jiro Ama Kulan Uu Uga Bahnaa La Socodka Prof. Cali Khalii Ayaa Qaawisay Beentii Wasiirka Kor Ku Xusan .
Waar Hawshii Iigeya Faraamjo Waxay Ku Dhamaatay iiguuriya Mama Malyun , Marwo Malyuun Ayaa Heerin Ku Ah Magalada Hargeysa Iyadoo Qofkay U Fadhidaa Yahay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Anaku Waan Iskugu Ducaynay Idina Faataxada U Mara ……….
https://youtu.be/GrpBHgqpTEE