Daawo:-Suldaan Maxamed Suldaan C/ Qaadir Oo Eedihii Ugu Cuslaa U Jeediyey Buuga Uu Qoray Wasiir C/raxman Guri Barwaaqo Farriin Culusna Udiray.

Hargaysa-(OWN)- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka hadlaayey madal lagu soo bandhigaayey halgankii Sayyid Maxamed Cabdile Xassan oo magaalada Jig Jiga Ka Dhacdey ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey Buuga uu qoray wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan  Guri Barwaaqo kaas oo uu sheegay in waxyaabo aanu geyin Sayyidku lagaga sheegaayo.. Halkan Hoose Ka Daawo Hadalka Suldaanka

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker